Qarax & Dab qabsaday Markab sida shidaal gaaraya Malaayiin fuusto (Sawirro)

Markab lagu magacaabo FPSO Trinity Spirit sida xamuul fara badan oo Shidaal ah ayaa ku qarxay xeebaha dalka Nigeria, waxaana qabsaday dab aad xooggan. Waxaa saaran markabka Ilaa 2 milyan oo fuusto oo shidaal ah, lamana ogga sababta qaraxa dhalisay. Muuqaal laga soo duubay ayaa muujinaya Markabka oo gubanaya, qiiq madow oo cirka isku shareeray … Continue reading Qarax & Dab qabsaday Markab sida shidaal gaaraya Malaayiin fuusto (Sawirro)